Dowladda Mareykanka oo War kasoo saartay Ansixinta Xukuumadda Cusub

Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta xukuumadda cusub uu dhawwaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo maanya xildhibaanada golaha shacabka si aqlabiyad leh u siiyeen codka kalsoonidda. Qoraal kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ku leedahay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan asnixinta xukuumadda cusub, waxaana qoraalka lagu sheegay … Continue reading Dowladda Mareykanka oo War kasoo saartay Ansixinta Xukuumadda Cusub